RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA JUBALAND OO MAANTA KORMEER SHAQO KU TAGTAY XARUNTA AWAALE WOMEN GROUP OO KA SHAQAYSA HORUMARINTA DUMARKA GANACSATADA EE JUBALAND,

DSC00236Waxaan maanta Xarunta Awale Women Group  kula kulanay xili uu socday tababar dhinaca HARQAANADA iyo arimaha dumesticada, Cilaanka iyo farssamada gacanta sida alaabta dhaqanka iyo hidaha, madaxa Shirkada Awale  Women Group Marwo : Shamso Sheikh Shafici, waxayna ka warbixisay.

  • S ida ay howshu u socoto.
  • Tababarada kala duwan ee ay bixiyaan si ay gacan uga gaystaan koboca dhaqaalaha iyo suuq geynta alaabta farsamada ah ay soo saaraan.
  • Alaabtaas la iib geeyo waxaa dakhli ka hela dumar badan oo danlay ah.
  • Alaabtaasna waxaa ka sii iibsada ganacsato ku iibiya suuqaqa kala duwan ee Somalia, guud ahaan iyo gaar ahaan suuqaqa Jubaland.

Rugta ganacasiga iyo Warshadaha Jubaland, xarunteeda magaalada kismaayo waxay dhiiri galinaysaa farsamada iyo ganacsiga dhulkeena hooyo, waxayna aad ugu mahadcelinaysaa Madaxda iyo Shaqaalaha iyo ganacsatada dumarka ah ee lagu tababaro Xarunta Awale Women Group, xaafada Calanley, magaalada Kismayo.

Xafiiska Maalgashiga ee Rugta ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland – Kismayo

DSC00246DSC00236DSC00254DSC00237DSC00241DSC00238DSC00244DSC00245

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *