WARBIXIN KU SAABSAN RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA JUBALAND JCCI -KISMAYO OO GOOR DHOW U DABAAL DAGI DOONTA SANAD GUURADII 5 AAD EE AASAASEEDA

abdab

Rugta Ganacsiga iyo warshadaha jubaland (JCCI), waxaa la aasaasay taariikhdu markay ahayd 2012, asaasida jcci waxaa ka danbeeyay markii ganacsatada reer Jubaland ay garwaaqsadeen islana meel dhigeen baahida  ganacsatada reer Jubaland u qabaanin ay helaan hanaankii kala gahi lahaa iyo nidaamkii ay kuwada shaqeynlahayeen iyo Rug Ganacsi oo ey ku wada midaysan yihiin, taas oo matasha sidoo kalena xalisa baahidooda kala duwan una adeegto dhamaan shacabka Jubaland ku dhaqan .

Read More … “WARBIXIN KU SAABSAN RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA JUBALAND JCCI -KISMAYO OO GOOR DHOW U DABAAL DAGI DOONTA SANAD GUURADII 5 AAD EE AASAASEEDA”

HESHIIS WADA SHAQEYN & MID GANACSI OO AY KALA SAXIIXDEEN RUGTA JANACSIGA JUBALAND IYO RUGTA GANACSIGA KENYA

JCCI LOGORugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland iyo Rugta Ganacsiga ee Kenya oo Heshiis Taariiqi ah kala saxiixday  heshiiskaan ayaa ku qotomo Ganacsi iyo iskaashi si loo kordhiyo dhaqaalaha labada dhinac waxaana heshiiskaas saxiixay labada Gudoomiye ee Rugaha Ganacsi Mr Shaafi Raabi iyo Mr kiprono kittony hoos ka daawo sawirada. Read More … “HESHIIS WADA SHAQEYN & MID GANACSI OO AY KALA SAXIIXDEEN RUGTA JANACSIGA JUBALAND IYO RUGTA GANACSIGA KENYA”

SHIRKA RUGAHA GANACSIGA AFRICA IYO RUGAHA GANACSI EE DHULWEYNHA CHAINA

13775860_604879573012083_2053018293584707766_nShirkii Ganacsi ee ka socday Magaalada Beijing yoolkana lagu saarayay hormarinta gancsiga Qarada Africa iyo China waxaa si firfircoon uga dhexmuuqday shirarkaas Rugta Ganacsiga Jubaland  oo qeyb ka ah Rugaha Ganasiga Soomaaliyeed Read More … “SHIRKA RUGAHA GANACSIGA AFRICA IYO RUGAHA GANACSI EE DHULWEYNHA CHAINA”

GANACSATO MASAARI AH OO U SOCOTAY IIBKA LO’DA OO RUGTA SOO BOOQATAY

rugta-ganacsiga-jubbalandWaxaa maanta booqasho shaqo noogu yimid waftigii ganacsata ahayd ee iibsanaysay xoolaha nool ee Jubaland Gaar ahaan lo,da, maalamahan soo socda idam ala waxaa mashquul laga dareemi doonaa Dekada Weyn ee Kismayo, waxaan u mahadcelinaynaa cid walba oo qayb ka qaadatay horumarkan ganacsi ee xoolaheena. guul ayaana u soo hoyatay dhamaan reer Jubaland .

 

10 NOOC OO GANACSIGA LOO CASRIYEEYO

casriyeeyo-innovation

Casriyayntu waa hab wax looga badalayo wixii hore ee jiray sida badeeco ama adeeg. Waxaa jira ilaa 10 nooc oo casriyeyn ah, kuwaa oo aad ka fahmi karto meelaha laga samayn karo isbadal faa’ido u leh ganacsiga. 10-ka nooc ee loo casriyeeyo ganaacsiga, waxa kamid ah kuwan soo socda.
Read More … “10 NOOC OO GANACSIGA LOO CASRIYEEYO”

SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA

downloadWaxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane ah oo ay kamid ahaan doonaan:

  • Side loo abuuraa ganacsi
  • Side loo kobciyaa ganacsi
  • Maxaa keenaa in ganacsi guulasyto
  • Maxaa keena in ganacsi uu guul daraysto
  • Shirkadaha guulaystay ee dunnida iyo sababaha ay ku guulaysteen
  • Shirkaddaha guul-daraystay ee adduunka iyo sababaha ay ku guul-daraysteen
  • Side lagu noqon karaa maamul ganacsade fiican
  • Waxaanu samayn doonaa dhawr shirkaddood oo tusaale aanu usoo qaadan doono, si dadku u fahmaan waxaanu ka hadlayno.

Read More … “SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA”

MASHRUUCA KOBCINTA DHAQAALAHA GANACSIGA

13102887_570964969736877_142908490507049829_nMashruuca Kobcinta Dhaqaalaha Ganacsiga waa shir diirada lagu saarayay beeraha Soomaaliya gaar ahaan Sisinta ama macsarada horumarkeeda tayadeeda dhaqaale iyo ka ganacsigeeda JCCIA iyo shirkado ganacsi oo Rugta katirsan ayaa Jubaland u fadhiya,  goobta shirka uu ka socdo waa Muqdisho. Read More … “MASHRUUCA KOBCINTA DHAQAALAHA GANACSIGA”