SUPER MARKET CASRI AH OO KISMAYO LAGA FURAY

12417578_562664843900223_6872808676755181346_nRugta Ganacsiga, Warshadaha & Beeraha Jubaland waxay soo dhaweyneysaa cidwalbo oo Soomaali ah oo Dalka ku soo kordhiso ¬†Ganacsi iyo horumar lagu farxo waxaan baaq u direynaa dhamaan ganacsatada reer Jubland dal iyo dibadba in ay ku daydaan Ganacsatadii furtay supermarket kaan cusub. hoos ka daawo sawirada horudhacooda marka xariga laga jaro ayaan soo gudbin doonaa dhamaan waxii horumar ah Read More … “SUPER MARKET CASRI AH OO KISMAYO LAGA FURAY”

RUGTA GANACSIGA OO BALAARISAY SHAQADEEDII, KUNA SOO KORDHISAY XAFIISKA WAAXYO CUSUB

SSSRugta Ganacsiga, Warshadaha iyo Beeraha Jubaland (JCCI),  iyadoo la jaan qaadaysa is bedelka ganacsi iyo horumarka bulsho-Dhaqaale ee ka hanaqaaday Jubaland, waxay ku soo kor dhisay Xafiiskeeda waaxyo cusub oo kala ah .

Read More … “RUGTA GANACSIGA OO BALAARISAY SHAQADEEDII, KUNA SOO KORDHISAY XAFIISKA WAAXYO CUSUB”