HORUMARKA GANACSI EE MAGAALADA KISMAYO

Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose, waa magaalo leh marsad caalami ah oo ay kasoo dagaan shixnado ganacsi oo kala duwan, magaaladu waxay xudun u tahay ganacsiga gobollada Jubbaland, iyo qeybo ka tirsan gobollada koonfureed ee dalka Soomaaliya.

Kismaayo waxa ay caan ku tahay waxsoosaarka noocyadiisa kala duwan, sida wax soo saarka beeraha, badda iyo weliba ganacsiga noocyadiisa kala duwan ee laga keeno dalka dibadiisa.

Read More … “HORUMARKA GANACSI EE MAGAALADA KISMAYO”

MEETING BETWEEN JCCI CHAIRMAN & TURKISH BUSINESS MEN IN NAIROBI

Investors from the friendly nation of Turkey have met with the Chairman of the Jubaland Chamber of commerce and industry and other delegates including the director of Kismayo port and other business men in Nairobi Kenya.
The conference has covered a wide range of investment opportunities in Jubalnd. We have explored ways investors from Turkey could engage our state and be part of the social economic rebirth of this great state of Jubalnd.

see more imeges below

Read More … “MEETING BETWEEN JCCI CHAIRMAN & TURKISH BUSINESS MEN IN NAIROBI”

SHIRKII LOOGA HADLAYAYA XOOLAHA NOOL EE GEESKA AFRIKA OO KU SOO GABA GABOOBAY DUBAI

Daneeyayaasha Ganacsiga Xoolaha Ka Geeska Afrika Iyo Bariga Dhexe Oo Ka Kulmay Kana Heshiiyay  Si Kor Loogu Qaado Ammaanka Xoolaha Xaga Caafimaad Ahaan Loona Helo Xasilloon Ganacsi Oo Xoolaha Bariga Africa  Shirkaas Ayaa Waxuu Ku Soo Gabo Gabobay Magaalada Dubai Ee Isutaga Imaaraadka Carabta

Waxaan Shirkaas Ka Qeyb Galay Madaxda Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Ee Jubland

Hoos Ka  Daawo Sawirada 

Read More … “SHIRKII LOOGA HADLAYAYA XOOLAHA NOOL EE GEESKA AFRIKA OO KU SOO GABA GABOOBAY DUBAI”

TAKAFUL INSURANCE OF AFRICA OO XAFIIS KISMAYO KA FURATAY

Shirkada Caalamamiga eeTakaful Insurance Of Africa Qeybteeda Kismaayo Oo Maanta Xariga Laga Jaray Waxaa Kasoo Qeybgalay Masuliyiin Uu Ka Mid Ayaay Madaxyene Kuxigeenka Jubaland Suldan C/Qadir Afayeenka Baarlamaanka 2 Gole Ee Dowlada Jubaland Madaxda Jcci Ururada Bulshada Iyo Shacabweynaha Jubland  

WAFDI KA SOCDAY HA’YADA GIZ OO BOOQASHO KU YIMID JCCI

Wafdi ka socday Hayada GIZ oo ay hogaamineysay haweneyda la yirahdo Bigilte Reichecy ayaa maanta waxay boooqasho ku yimaadeen Xarunta Rugta Ganacsiga &  Warshadaha ee JCCI halkaas oo ay soo dhaweyn ugu sameeyeen madaxda sare ee JCCI oo uu horkacayo gudoomiye Rhaafi Raabi Kaahin waxaana layska xogwarsaday arimo badn ooh or umar uleh reer jubland oo ay ugu horeyso soocelinta qaxootiga horumarinta ganacsiga IWM SAWIRADA HOOS KA EEG

Read More … “WAFDI KA SOCDAY HA’YADA GIZ OO BOOQASHO KU YIMID JCCI”

BAAHIDA LOO QABO IN MAXJAR LAGA HIRGELIYO JUBBALAND

GANACSATADA IYO DADWAYNAHA REER JUBALAND OO BAAHI WEYN UQABA IN MAXJARKA XOOLALA LAGA FURO KISMAAYO.

Kulamo isdaba socday iyo ra,yi aruurin uu sameeyay Xafiiska Maalgashiga  Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland –Kismaayo, oo ku saabsanaa baahida maalgashi ee ka jirta Jubaland, iyo sida ay u kala horeeyaan (Investrment Priorities In Jubaland).

Read More … “BAAHIDA LOO QABO IN MAXJAR LAGA HIRGELIYO JUBBALAND”

SHIDAALKU WUXUU KEENAA HOR U MAR DHAQAALE IYO DHIBAATIYIN BADAN !!!!

  1. MAQAAL : Shidaalku wuxuu keenaa  hor u mar Dhaqaale, Bulsho , Siyaasad
  2.                   Dhibootooyina kama Madhna  .
  3.                   (Oil-Led Development Social, Political, and Economic Consequences)
  4.       Maqaalkan hoos ku qoran waxaan u kala qaybin doonaa sidan hoos ku qoran :-
  5. Hor U dhac . Read More … “SHIDAALKU WUXUU KEENAA HOR U MAR DHAQAALE IYO DHIBAATIYIN BADAN !!!!”