WAXAN MAANTA DHAGAX DHIGNAY DIB U DHISIDA BEERTA

Waxaan maanta Dhagax Dhignay dib u dhisida Beerta Xoriyada Freedom Square waa mashruuc ka mid ah 6 qeybood ee horey loogu heshiisya waxaana ku xigi doono dhisida wadada dheer ee 4 km ah taas oo ka ambad430bilaabaneysa Ceymiska ilaa dalcaada JCCI waxay qeyb ka tahay mashaariicda oo dhan 15% yuuna noqonayaa contribution ka aha waxa ay la baxeyso

 

WAXAA MAALINTII LABAAD SOO GAARAY MAGAALADA KISMAYO WAFUUDII RUGAHA GANACSIGA SOOMAALIYA

Waxaa maalintii labaad soo gaaray magaalada kismayo wafuudii Rugaha Ganacsiga Soomaaliyeed Mudane Galaambe Gudomiye ku xigeenka Rugta Ganasoga Soomaliyeed iyo wafdi uu hogaaminaya oo ay ka mid ahaayeen xubno sarsare oo Rugta Jubaland ah kuwaas oo safar shaqo ugu maqnaa Muqdisho

18032990_746432858856753_8398923672769485342_n20161018_121535TJTJ

HAMBALYO MOHAMUD ABDIKARIIN GABEYRE GUDOOMIYAHII HORE RUGTA GANACSIGA SOM

Hambalyo Hambalyo Mohamud Abdikariin Gabeyre Gudoomiyahii hore ee Rugta Ganacsiga Soomaaliya oo maanta dib loo doortay kadib doorashadii maanta ka dhacday Magaalada Muqdisho. Waxaana Doortay Rugaha Ganacsisga ee Dowlad Goboleedyada Dalka waxaa kaloo meesha lagu doortay Sideed Xubnood oo ah Golahii fulinta waxaana ka mid ah Xoghayaha Guud Guud ee Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed oo loortay Mudane Shaafi Raabi Gudoomiyah Rugta Ganacsiga Jubaland.17202879_723057954527577_8777234580416420190_n17202773_723059194527453_2896267074704448297_n17098659_723058641194175_7968197016226667369_nbato17202879_723057954527577_8777234580416420190_n

WAJIGII SADAXAAD EE TABABARIDA GANACASATA YAR YAR AH OO KA BILOWDAY MAANTA XARUNTA RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA JUBALAND.

DSC00256Waxaa maanta oo sabti ah kuna aadan January 21, 2017 ka bilowday xarunta Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Jubaland – Kismayo,  wajigii sadaxaad ee tababar dhinaca ganacsiga iyo maalgashiga loogu sameynayo xubno ganacsto reer Jubaland ah oo ka kooban  15 xubnood oo iskugu jira Rag iyo Dumar, tababarkaas oo socon doona 5 maalin. Read More … “WAJIGII SADAXAAD EE TABABARIDA GANACASATA YAR YAR AH OO KA BILOWDAY MAANTA XARUNTA RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA JUBALAND.”

RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA JUBALAND OO MAANTA KORMEER SHAQO KU TAGTAY XARUNTA AWAALE WOMEN GROUP OO KA SHAQAYSA HORUMARINTA DUMARKA GANACSATADA EE JUBALAND,

DSC00236Waxaan maanta Xarunta Awale Women Group  kula kulanay xili uu socday tababar dhinaca HARQAANADA iyo arimaha dumesticada, Cilaanka iyo farssamada gacanta sida alaabta dhaqanka iyo hidaha, madaxa Shirkada Awale  Women Group Marwo : Shamso Sheikh Shafici, waxayna ka warbixisay.

Read More … “RUGTA GANACSIGA IYO WARSHADAHA JUBALAND OO MAANTA KORMEER SHAQO KU TAGTAY XARUNTA AWAALE WOMEN GROUP OO KA SHAQAYSA HORUMARINTA DUMARKA GANACSATADA EE JUBALAND,”